Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiye-ku-xigeenka Afraad ee xisbiga KULMIYE Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta shaaciyey inuu ka tanaasulay damaciisii ahaa inuu mar kale kursigaas u tartamo.
Video Player
00:00
00:00