Ciidanka Booliska ayaa todobaadkan gacanta ku soo dhigay 50 Kg oo xashiishad ah oo lagu soo dhex qariyay Laguna soo dhex guray xalwad .
Waxaana ka hadlay taliyaha qaybta Boliska Bariga Hargaysa G/le Muuse Xasan Kaahin
Video Player
00:00
00:00