”Labo qof oo rag iyo dumar ah oo aan la xaqiijin inay is qabaan Hoteel mawada dagi karaan, Hoteelkii aan weydiinin Shahaadada Nikaaxa wuxuu ka qeyb-qaadanayaa in la fidiyo fusuqa Wasaarada amnigana waa inay awaamiir ka soo saartaa Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliya ayaa yidhi ”.