Daawo: Suldaan Barre Xaaji Xuseen Caraale ” Doolaal Xaq waxa uu u leeyahay in Xabsi Guri loo xidho .. Cadaawad ayaanu u aragnaa arintaas …Nuuxaw Dalka Khal khal ha galinin .. Wax alla wixii dhibaato ku dhacda waa dushaada.. Madaxweynaw Nuux ha ku halayn Ciidanka”