Daawo: ” Waxaa la yidhi Maxamed Kaahin 500 oo Buug ayuu qaatay .. Dee Maxamed 4 sano ayuu wasiir ahaa anagana mushaharkii aanu ka bixin lahayn waataan nala meeraysanaysa oo na fadhiisin la, markaa anigu Ciro ayaan iskaga reebayaa isagaa xoogaa ka haya tii baarlamaankii horeee” Xil Barkhad