Daawo: ” Waxaan La yaabay Markay xafiiska iigu yimaadeer Sadex Xildhibaan oo ka soo baxay Wadani Barkhad ayaan ka garanaayey waxay igu yidhaahdeen warqadaa arday wadada taagan ayaanu ka soo qaadnayoo waxay codsanayaan in Deeqdii Waxbarasho ee Itoobiya loo dedejiyo Xildhibaanku ma deeq waxbarasho ayuu ka shaqeeyaa duruuc ayeynu u baahanahay walaahi waan qajilay”