Daawo sawirrada xildhibaannada Golaha Wakiilada oo Wasiirka Maxamed Kaahin Ka Xogwaraystay Xadhiga Sh. Maxamed Ismaaciil

Xidhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa kulan Albaabudu u xidhan-yihiin la’qaatay Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed

Waxaanay xildhibaanadu wasiirka wax-ka waydiiyeen xaaladda Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo dhawaan la’xidhay ,

Labada dhinac waa wasiirka iyo Xildhibaanadee Mid-koodna kulanka Warbaahinta war kama siin ,

Xildhibaanada oo u muuqday kuwo oofinaya balan-qaadkii ay hore Ololaha ugu galeen ee ahaa inay shacabka difaaci-doonaan ayaa kala ahaa :-

1:- Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun
2:- Xildhibaan Maxamed Abiib
3:- Xildhibaan Saleebaan dheere
4:- Xildhibaan Xuseen Adan
5:- Xildhibaan Qaasim Saleebaan

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso