Daawo: ” Waxaa Xaafada Jigjigayar aan ku arkay Aabe Is deldelay .. markii aan waraystayna waxaa la ii sheegay markii uu Maarayn kari waayey Nolol maalmeedkii Qoyskiisa kadibna uu is dilay” Sidas waxaa yidhi Xildhibaan Axmed Dirir