“Geesinimadu kaliya maha in la guulaysto.
Waa in guusha keddib aan cafis fidin karto.
Heshiiska nabadeed ee la gaadhay,waa mid Itoobiya guul ugu fadhiya.”
“Waa heshiis aan soo dhawaynayno oo aan cafis si buuxda ugu dhaqan galinayno.Waxaan guud ahaan shacabka ka codsanaynaa inay ka shaqeyan siddii aan shacabka Tigreega u taageri lahayn ee aan dib ugu dhisi lahayn.Si deegankaas u noqdo sidiisii hore. Heshiiskan wuxuu keenayaa inaan baryada ka baxno, oo ay caddawgeeni gacmaha ka laabtaan arrimaha dalka.”
Raysal wasaarraha Itoobiya,Abiye Ahmed.
W-Q: Shardiid Macalin
VOSS TV