Wasirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Mudane Xasan Maxamed Cali (gaafaadhi) ayaa manta Warbaahinta uga waramay Xaaladda guud ee Caafimaadka dalka iyo waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka mudooyinkii u dambeeyay.https://youtu.be/2ayxorcjVog
Wasirka ayaa sidoo kale ka Jawaabay eedaymo uu xusbiga Waddani usoo jeediyay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.
Xafiiska Warbaahinta ee Wasaaradda
Horumarinta Caafimaadka JSL.