“Qoondada Gudiga Tacliintu Awdal iyo Sool kasiisay Deeqda waxbarasho maaha wax la aqbali Karo.
Gudiga waxan usoo jeedinaynaa inay dib ugu noqdaan sheegana waxa ay u cuskadeen.
Dalka ma in la wada xaaladeeyo ayay xukuumadu ku tashatay tolow?”……Xildhibaan Maxamed Abiib