Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaacil Cumar Geelle ayaa qaabilay Madaxweynaha maamulka goboleedka Jubbaland oo ku sugan Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaacil Cumar Geelle ayaa qaabilay Madaxweynaha maamulka goboleedka Jubbaland oo ku sugan Dalka Jabuuti.

Madaxweyne Geelle ayaa ku soo dhaweeyay qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Jabuuti oo shirna ay ku yeeshen.

Advertisement

Ku Xayeysiiso