Wasiir Koore, “Saaka subixii hore ayaa waxaa weerar lagu soo qaaday fadhiisimada ciidamada Qaranka Somaliland iyo xarunta aannu ka degannahay laascaanood aniga iyo waftiga kale ee Golaha Wasiirrada Somaliland ee hawlaha nabadaynta u jooga Magaalada Laascaanood.

Waxaana weraarkaas soo qaaday argagixiso iyo kooxo hubaysan, kuwaasoo ay soo abaabuleen dadka Nabad diidka ah ee ku sugan Magaaladu.

Ciidamadda Qaranka ayaa difaac kaga jaawaabay werardaasi.”

Advertisement

Ku Xayeysiiso