Safaarada Maraykanku ku leeyahay waddanka Kenya ayaa ka digtay weerarro argagixiso oo ka dhici kara magaalada Nairobi iyo guud ahaan wadanka Kenya. Waxayna muwaadiniinteeda ugu baaqday inay ka fogaadaan meelaha ay dadka ajaanibta ahi isugu yimaadaan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso