Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay ku dhawaaqdo xabad joojin hal dhinac ah si xal looga gaadho xaalada Laascaanood

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay ku dhawaaqdo xabad joojin hal dhinac ah si xal looga gaadho xaalada Laascaanood.

“Si loo dhameeyo xiisadda Laascaanood, xal nabadeedna loo gaaro, waa in xukuumadda Somaliland ku dhawaaqdo xabbad joojin hal dhinac ah. Dawladdu waa inay fududaysaa gargaarka bini’aadantinimo ee dadka barakacay, ayna samayso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo nabadda”

Advertisement

Ku Xayeysiiso