WARGELIN MUHIIM AH. Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Cusbitaalada guud ee magaalada hargaysa ayaa bulshada ku nool magaalada hargaysa iyo guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland waxay ku wargelinayaan in 500 oo qof loo fidin doono adeega indhaha oo bilaash ah

WARGELIN MUHIIM AH.

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Cusbitaalada guud ee magaalada hargaysa ayaa bulshada ku nool magaalada hargaysa iyo guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland waxay ku wargelinayaan in 500 oo qof loo fidin doono adeega indhaha oo bilaash ah, adeegyada loo fidin doono ayaa kala ah qaliinka indhaha iyo baadhistooda oo bilaash ah.

Advertisement

Ku Xayeysiiso