Taliyaha Millateriga Somaliland oo TV-ga Dawladda la hadlay ayaa sheegay in Laascaanood ay joogaan kooxo Al-shabaab ah oo haddii aan la dabar jarin khatar gelinkara EThiopia, Jabbuuti iyo Somaliland.

“ “Laascaanood waxa jooga kooxo Al-shabaab ah oo markii hore fadhigoodu ahaa Buuhoodle, waxaanu ka cabsi qabnaa in ay u gudbaan dalalka jaarka ee Jabuuti iyo Itoobiya oo la yidhaahdo Somaliland bay ka yimaadeen”

Advertisement

Ku Xayeysiiso