“Ciidanka Qaranka JSL ee ku sugan Tukaraq waxa maanta weerar ku soo qaaday maleeshiyaad ka soo duulay Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaaliya, Ciidanka Qarankuna waxay dib u celiyeen oo ay iska difaaceen maleeshiiyaadkii weerarka soo qaaday.”
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JSL Cabdiqani Maxamuud Cateeyee Fariid
¬¬SLNTV¬¬