“Dawladda Itooobiya oo na tidhi aanu wax idinla qabanno waanu ogolnahay laakiin qaabka arrinta lagu gelayaa waa arrin Somaliland dhexdeeda ah, garaaddadana diyaar baanu u nahay inaanu la hadalno, madax-dhaqameedkuna waa iga wakiil wixii ay keenaan ee nabad lagu helayana diyaar baan u ahay”
Khudbadda Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo dhamaystiran