“Mudo soddon sanno ka badan baa la inna soo caawinayey , baahideeduna way ka sii badanaysaa , waa in aynu isku tashana oo aynu wax la soo baxno.
Somalidu waxay ku maahmaahdaa Nin waliba gacmihiisu biyo kagaaga dhergaa ”
Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi