Golaha Wasiirrada ee dawlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in ay dhaqan gelinayaan wareegtadii ka soo baxday dawladda dhexe ee Itoobiya ee dib u habeynta loogu sameynayay ciidanka gaarka ah ee Liyuu Bilayska

Golaha Wasiirrada ee dawlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in ay dhaqan gelinayaan wareegtadii ka soo baxday dawladda dhexe ee Itoobiya ee dib u habeynta loogu sameynayay ciidanka gaarka ah ee Liyuu Bilayska.


Golaha oo sheegay in ay dood dheer arrinkan ka yeesheen ayaa shaaciyey in ay docdooda soo dhowaynayaan qorshaha dib loogu habeynayo ciidankii deegaamada. Sida ay baahisay Wakaaladda Wararka ee dawladda Itoobiya.

Dhinaca kale waxa jira gobollo uu ka mid yahay ka Axmaarada oo ka hor yimi kala dirista ciidanka Liyuuga

Advertisement

Ku Xayeysiiso