Dawladda Hoose ee Boorama ayaa maanta soo bandhigtay Gaadiid iyo qalab kale oo casriya kuwaas oo ay soo iibsatay si waddooyinka loogu dhiso.
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada Somaliland ayaa ka qayb-galay munaasabadda lagu soo bandhiggayay Gaadiidkan.
Maayirka Boorama Maxamed Baradho, ayaa sheegay in hadda kadib ay Boorama u dhisayaan Waddooyin casriya.