Suldaanka guud ee Somaliland ayaa Xabbad joojin shuruud la, aan ah ugu baaqay Jabhada Gacan-Libaax iyo Xukuumada Somaliland.
Suldaanku waxa uu sheegay in ay gaadhay wakhtigii ay runta u sheegi lahaayeen cida gardaran ee dalka duminaysa imikana uu ergo ahaan ubaxay.
Suldaanku waxa uu sidoo kale Xaal siiyay beesha Gabooye oo uu sheegay in uu murugada la qaybsanaayo.
MMTV