Degdeg Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Aqbalay in la isku sidko Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Ururada.

Halkan ka daawo Goaamadii soo baxay oo muqaal ah

Qodobada oo dhan

 

1. In Doorashada Xiabiyada/Ururada Siyaasada ee ku beegnayd 28 December 2023 dib loo dhigo, lagana dhigo 13 November 2024

2. In la Isasaaro Doorashada Madaxweynaha/Madaxeyne la xigeenio lyo

Doorashada Ururada/Xisbiyadda siyaasadda lana gabto 13 November 2024

Iyaga oo isku sidkan.

 

3. In doorashada Madaxweynaha ce kou began 13 November 2024 ay galaan Sadexda

Xisbi Oaran ee kala ah Kumiye, Wadani lyo Udd.

In Doorashada Xisbiyada lyo Ururada ee ku beegan 13 November 2024 ay palaan dhammaan tobanka urur siyaasadeed ce soo baxay lyo sadexda xisbi garan ee hada firaa, waxaana ka soo baxaaya dorashada Sadex Xisbi oo sharci ah.

5. in muddo kordhin loo sameeyo Xisbiyada lyo Ururada sí ay uglaan doorashada

Madaxweynaha/Madaxeyne ku xigenka ee 13 November 2024 iyaga oo ah xisbiyo lyo

Ururo sharci ah

6. In Komishanka Doorashooyinka Qaranku soo diyaariyo jadwal midaysan ee Doorshada

Madaxweynaha/Madaxweyne kuxigeenka lyo Ururada/Xisbiyada Siyaasada

In lacuriyo lana dhamaystiro Xeerarka dhiman ee khuseeya Doorashooyinkan kor ku

8. In Xukuumada lyo Xisbiyaduba la shaqceyaan guddida dabagalia fulinta go’aamadan.

kwaas oo ay magacaabeen ergadda dhexdhexaadintu.

9. Uga danbayn, andga 0o ka duulayna Kalsoonidil aad nasilseen waxaanu idinka adkeyneynaa in aad aqbashaan go’aamadan.

 

Ergadu waxay kasoo saartay dhacdooyinkil Ganaclibaax Go’aamadan hoose:

 

1. Qudh lyo Qoonba wax yeeladdil ay gaysteen Maleesiyada Buurta Ganaclibaax wacua bixinaya Beesha Garxejis, Magtuna waa 120 halaad waxaana lagu bixinayaa mudo 3bilood.

 

2. Waxaanu si gaar ganaax ugu soo gaadnay Sarkaalidi Maydklisa Madaxa lagaga joogsaday oo dhan 50 halaad oo tacsiir ah.

 

3. Waxaanu faraynaa waayeelka iyo waxgaradka Beesha Garxejis in ay mudo 5 maalmood ah ay ku kala diraan maleeshiyada hubaysan ee gashay Buurta-Ganaclibaax.

 

4. Dawladda waxaan usoo jeedineynaa in cafis u fidiso maleeshiyadaa.

  1. 5. Dhamaan hantidil gaadiid iyo hub lahaa ee garanks lahaa waa in lagu soo celiyaa ganacta Dawadda.

Advertisement

Ku Xayeysiiso