Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay go’aamadii madax-dhaqameedka

Mudanayaasha Golaha Wakiilladda JSL ayaa Cod ku ansixiyey Digreetadii Madaxweynaha JSL iyo mawqifkii guud ee ay xambaarsanayd ee soo jeedintii gudida dhexdhexaadinta.

48 mudane ayaa soo xaadiray
45 mudane ayaa ogolaaday
2 mudane ayaa ka aamusay
Cidina ma diidin
Gudoomiyuhuna muu codaynin.

Advertisement

Ku Xayeysiiso