Waxa Saaka Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ka furmay shirka Guddida Farsamada ee Maamul Daadejinta Mashruuca JPLG ee Dawladaha Hoose Dalka JSL.

Waxa Saaka Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ka furmay shirka Guddida Farsamada ee Maamul Daadejinta Mashruuca JPLG ee Dawladaha Hoose Dalka JSL.

 

Shirkan waxaa ka soo qaybgalay guddida farsamada ee mashruuca maamul Daadejinta oo ay ka mid yihiin Maayorada iyo Agaasimeyaasha Guud ee ku jira guddidan farsamo, iyadoo muddada uu socdo shirkani lagaga hadli doono adeegyada aas-aasiga ah, sida Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha, Degaanka iyo guud ahaanba Arrimaha Bulshada.

Advertisement

Ku Xayeysiiso