Wareegii labaad ee wadahadalada Ethiopia iyo Soomaaliya oo xilligii ballanta ka soo hormaray ayaa la filayaa in ay todobaadka dambe ka furmaan Turkiga.

  • Wareegii labaad ee wadahadalada Ethiopia iyo Soomaaliya oo xilligii ballanta ka soo hormaray ayaa la filayaa in ay todobaadka dambe ka furmaan Turkiga.

 

Ilo-wargaleen ah ayaa sheegay in wadahadalada Soomaaliya iyo Ethiopia ay ka dhacayaan magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga, iyadoo la sii anbaqaadi doono wadaxaajoodka labada dhinac.

Qorshuhu markii hore waxa uu ahaa in wareega labadaad ee wadahadalku dhaco September balse waxa ay u muuqataa in booqashadii wasiirka arrimaha dibadda Turkigu ku yimid Addis ay qorsha beddeshay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso