Wada hadalladii Itoobiya iyo Somalia ayaa ku soo dhamaaday natiijo la’aan, iyada oo labada dhinac isku Mari waayeen waxyaabihii ay ka wada hadlayeen

Wada hadalladii Itoobiya iyo Somalia ayaa ku soo dhamaaday natiijo la’aan, iyada oo labada dhinac isku Mari waayeen waxyaabihii ay ka wada hadlayeen.

 

Kulankan, oo labadii maalmood ee u dambeeyey ka socday Magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ayaa maanta ku dhamaaday heshiis la’aan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso