Xildhibaan Axmed Gacanoow , waxad tidhaa Wasiir Siciid Sulub waar hadii aad qooqday annaga nagu soo horee oo na soo mar

” Xildhibaan Axmed Gacanoow , waxad tidhaa Wasiir Siciid Sulub waar hadii aad qooqday annaga nagu soo horee oo na soo mar ..”

 

Hadalka Gudoomiye Saleebaan ayaa u muuqda in uu wasiir siciid sulub kula taliyay in uu doonto kuraasta deegaankiisa hadii uu doonayo in uu soo galo golaha guurtida.

Advertisement

Ku Xayeysiiso