Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo maanta kulan la qaatay Xisbiyada iyo Ururada siyaasada ayaa sida xubno kulanka ka qayb galay ii xaqiijiyeen waxa daneeyayaaysha doorahooyinku ku guuleysteen in Komishanka lagasoo dhaqaajiyo qayb kamida doodoodii la xidhiidhay qalabka Booyoomitrigga.

War Cusub.

Komishanka ayaa ka tanaasulay qayb kamid ah doodoodii hore ee ahayd in 75% goobaha codaynta dalka oo dhan la dhigo qabakani Booyoomitrigga waxaana ay ogolaadeen in Lixda caasimadood la dhigo qalabkani.

FG, Komishanku markii hore waxay doonayeen in qalabkan la dhigo ilaa 1700 oo goobood.

Advertisement

Ku Xayeysiiso