Suldaan Axmed Cismaan Caddagude ayaa maanta magaalada Hargaysa ugu sameeyey hadhimo sharafeed xubno ka mid ah qurbajooga reer somaliland

Suldaan Axmed Cismaan Caddagude ayaa maanta magaalada Hargaysa ugu sameeyey hadhimo sharafeed xubno ka mid ah qurbajooga reer somaliland ee ku nool Qatar,America,Denmark iyo Australia.

Waxaa hadhimo sharafeerkan kasoo qaybgalay ganacsato, siyaasiyiin, madaxdhaqameed iyo haldoor kale.

Advertisement

Ku Xayeysiiso