Deg Deg: Garaaddada iyo Isimada dhaqanka ee beelaha Dhulbahante ayaa ku baaqay Nabad iyo sulux in lagu wajaho xaaladda magaalada Ceerigaabo. Waxaana dhaqankani sheegeen inay diyaar u yihiin in wada hadal lagu dhameeyo dhacadadii colaadda ee Ceerigaabo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso