Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo hada u hanjabay Masar uguna baaqay in Masar ay Sudan ama Suuriya la midowdo sidii ay hore ula midowday oo kale

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo hada u hanjabay Masar uguna baaqay in Masar ay Sudan ama Suuriya la midowdo sidii ay hore ula midowday oo kale .

 

Akhriso qoraalka uu soo saaray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Masar kula hadlay,

 

“Qaranimada Somaliland kama gorgor tamayno , Xornimadayada waxaanu ka qaadanay 1960-Kii Ingiriiska waxanaan dib ula soo noqonay 1991-kii , Sugida xasiloonida gobolka ayaa muhiim ah, mana aha wax la aqbali karo dagaal qabow oo lanoo soo min guuriyo.

 

Masar waxaan ku dhiirigalinaya inay dib ula midowdo Suudaan ama Suuriya madaama oo ay horeba ula midooben.”

Advertisement

Ku Xayeysiiso