Inaadeerkay Maxamed kaahin waa nin soo halgamay laakiin taariikhdaa halganku maanta way dhamaatay

“Inaadeerkay Maxamed kaahin waa nin soo halgamay laakiin taariikhdaa halganku maanta way dhamaatay oo laguma qiimaynayo waxa lagu qiimaynayaa waxa isaga iyo saaxiibkii Muuse Biixi ay maanta kusoo gabogabeeyaan

 

Ama way ku dhici doonaan ama way ku baasi doonaan laakiin taariikh layskusii qadimayaa ma jirto..” Gudoomiye Xaashi

Advertisement

Ku Xayeysiiso