Xildhibaan Maxamed Abiib, madaxwaynuhu xil kama qaadi karro, gudoomiyaha maxkamaduna xil Kama qaadi karro

“Xildhibaan Maxamed Abiib, madaxwaynuhu xil kama qaadi karro, gudoomiyaha maxkamaduna xil Kama qaadi karro, waxaan leeyahay si shuruud la,aana haloo sii daayo.

 

Reer Awdal waxaan ugu baqayaa inay ogaadan in Maxamed Abiib yahay xildhibaan Qaran oo aanu aheyn xildhibaan gobol oo kaliya.” Murashax Cirro

Advertisement

Ku Xayeysiiso