Fariin Caafimaad.
Awooda shaqo shaqaale fayadhowr oo kor loo qaado sida mushaharka shaqaalaha fayadhowrka waxay in badan wax ka taraysaa in la arko
Waxsoosaar shaqo oo ku salaysan maamul tixraac shaqo oo hufan oo ka fog musuqmaasaq iyo laalush
In la baadho goobaha bakhaarada ganacsi si loola socdo fayadhawrka taarikhda alaaboyinka dhacay ama uu ku yimid isbadal muqaal
Si loo ganaaxo loona soo ururiyo alaabooyinka dhacay loona gubo iyadoo la wafajinaayo sharciga fayadhowrka in
dawliga ah
in kor loo qaado waxqabka waxsoosarka shaqada shaqaalaha fayadhorka sida tacriifada ganaaxyada iyadoo lagu dhaqmayo sharciga ku dhaqanka ee fayadhowrka dalka u dajisan
waa in la baadha shaqaalaha ka hawl gala goobaha hudheelada cuntooyinka si loola socdo caafimaadkooda gaarka lana soo mariyaa baadhista caafimaad si looga hor tago cuduro ka faafi kara goobahaas cuntada iyo bulshada ku kulma goobahaas si ay najiidada badhiista caafimaad shaqaalahas ugu shaqeeyan warqada xaashida fayadhowrka dawlida hoose
in dib loo furo xaafiiskii waxda
fayadhowrka ee dawlada hoose ee airport si loola socdo fayaqabka socdaalka dhoofayaasha buuga talaalka dhoofka
waa in dib loo abuura ururadii arimaha bulshada eeganacsatada dalka si loo soo celiyo wadashaqayntii ururada bulshada ganacsatada iyo dawlada hoose waaxda fayadhowrka si dib loogu soo celiyo wadashaqayntii maamul iyo arimaha la xidhiidha fayadhowrka
WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan