Daawo: Qisadii ninkii aaminka ahaa iyo liibaantii uu amaanada ku helay- Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (16)

Barmaamijka maanta ee qisooyin uu nabigu (csw) uu  ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa qisadii ninkii aaminka ahaa ee mushaharkii ninkii u shaqayn jiray u maal galiyay ka dibna markuu u yimid xoolihiisii faraha ka saaray. Sheekada ninkaas fadlan halkan ka daawo hadaad fidin karto sii fidi.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso