Dhalinyaradan oo ka soo jeeda Degmooyinka Maxamed Mooge Iyo Maxamuud Haybe ee Hargaysa, ayaa isu xil-qaamay sidii ay lacag isaga ururin lahaayeen, si ay uga qeyb-qaataan Dhismaha Dugsiga Farsamda Gacanta Ee Ururka Haldoor Dhismihiisa ka wado Degmada Maxamed Mooge ee Hargaysa .
Waxaanay Dhalinyaradani ay maanta Deeq Lacageed oo dhan 1000 Dollar, ku wareejiyeen Ururka Samafalka Haldoor, Iyadoo ay ka gudoomeen Deeqdaas-na Agaasimaha Ururka Haldoor Deeq Cismaan Iyo Isu-Duwaha Mashaariicda Ee Ururkaasi C/raxman Dubbe .
Hoos Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Amuurtan .