Dhamaan shacab weynaha ku dhaqan dalkkan holland ee asal ahaana kasoo jeedda jamhuuriyada somaliland
Guud ahaan iyo gaar ahaanba waxay soo dhoweynayaan buuxinta kaalinta ka banaananayd dalkan holland ee ahayd in dawlada somaliland safiir ama wakiil laga bilaa 09.08 2017 u fadhiyeyidoono dalka holland taas oo gud ahaan shacabka ku dhaqan dalkani ay aad ugu riyaaqeen una soo dhoweyn doonaan iyagoo si toos ah iyo si dadbanba ula shaqayn doona safiirka dalkooda hooyo u fadhiyi doona dalkan aynu kor ku soo xusnay intaa waxaan sii raacin doonaa inay tahay talaabo xagii wanaagsanayd loo qaaday oo aanu filaynu inay noqon doonto mid arimo fara badan looga faa,iidaysan karo taas oo ay ugu horayso citiraaf u raadinta dalkeena hooyo iwm.
Dhanka kale shacabka asal ahaantooda iyo ku dhaqnaanshohooda aynu kor ku soo qeexnay waxay hanbalyo bogaadin wada socda u dirayaan mudana loo magcaabay xilkan isaga ah kana mid ah kuwa ku dhaqan dalkan
Isaga ah ee aynu hore magciisa kor ugu soo sheegnay iyadoo dhanka kale ay u rajeymayaan mudanaha loo magcaabay xilkan isaga ah inuu eebe ku guuleeyo una fududeeyo waajib gudashadiisa rasmiga ah.
Shacab ahaan waxaanu balan qaadaynaa oofinaynaana inaanu si toos ah iyo sidadbanba ula shaqayn doono
Safiirkayaga xilkan isaga ah dawlayadu u magcawday Mudani Eng Maxamud Cabdalla Digaale.
Oo aanu qirayno inuu yahay xubin muhiim ah buuxina kara kaalintaa iyada ah ee loo magcaabay anogoo aad ugu kalsoon aqoontiisa iyo kartidiisa wax qabad ee uu hore dalkan uga soo qabtay iwm.
Waxaanuna leenahay markoowaad iyo marlabaadba hanbalyo hanbalyo illaahay xilka hakuu fududeeyo hana kugu asturo. Dhamaan magacyada hanbayada iyo bogaadinta si wada jir ah oo wadanimo ku dheehan tahay ugu hanbalyeey Safiirka Somaliland U Fadhiyi Doona Dalkan Holland.
Safiir,Eng,Mudane , Maxamud Cabdalle Digaale.
Waana sidan hoos ku cad.
Gudoomiyaha SSNL Ee Dalkan Holland
1 Garaad Cabdicasiis Maxamud Cali Shere
Gudoomiyaha jahliyada somaliland ee dalkan Holland
2 Axmed Cabdi Xudhuun
Gudoomiyaha Xusbuga Kulmiye ee dalkan holland
3 Khadar Suleiman ] Xasancade
Gudoomiyaha xusbiga Wdani ee dalkan holland
4 Xiis Maxamed
Gudoomiyaha Xusbiga Ucid Ee Dalkan holland
5 Maxamed Cabdi Cisma
Gudoomiyaha ururka dhaqdhaqaaq iyo dhawrto
6 Cabdalle Cali Siningaal
Gudoomiyaha uruka sooh iyo seeto
7 Dayib Xasan Farax
8 mustafe maxamed jama
9 cali Xasan
10 mustafe Shucayb cabdi
11Siciid Axmed Cabdullaahi
12 Maxamed Jaamac Maxamud
13 Cumar Nuur Faarax
14 Jamaal Diiriye Wacays
15 Cali Axmed Xaruuri
16 Fikri Cismaan Maxamed
17 Muuse Dharaar Miigane
18 Jamaal Cabdullaahi Daahir
19 Siciid Maxamed Burco
20 Maxmed Mahdi Maxamed
21 Cabdi Gaax Nuug
22 Aktoobar Gaax Nuug
23 Mahad Cali Waqandhe
24 Cali Maxamed Cabbdullaahi
25 Xasan Cismaan Samatar
26 Maxamed Gunyare
27 Mursal Cali
28 Mustafe Maxamed Case
29 Cabdirashid Xassan Xusein
30Cabdirashid Saciid Warsame
31 Cabdi Siciid Jabane
32Naasir Siciid
33 Xusseen Cabdullahi Amareh
34 Ismaaciil Maydhane Magan
35 Gurey Saleiman Faahiye
36 Cabdiqani Muuse Bootaan
37 Cabdinasir Jaamac Caabi
38 Faysal Caabi Cabsiiye
39 Siciid Caabi Cabsiiye
40 Axmed Nuur
41 Siciid Cali Malaa ig
42 Xusein Cali Xuso
43 Yuusuf Maxamed
44 Xusein Axmed Ismaaciil
45 Xusein Faarax
Dhamaan Shacabkan magacyadoodu halkan ku qoran yihiin iyo qaarkale oo farabadani
waxay si niyadsami ah usoo dhoweynayaan safiirkooda cusub ee dalkan holland anagoo ku
dhoweynayna caleemo qoyan iyo qalbi furan fadal safiir soo dhowow.
Fiiro Gaar Ah. Tani waxay hogatusaale iyo fariin cad u tahay kuwii hore isbeen abuurka iyo
Beenta aan sal iyo raatoona Lahayn shacabka kula wareegayey.