Dowlad Nimo Xaal Qaado
Tan Iyo Burburkii Dalkii la isku odhan jirey Somalia Ee maanta u kala baxay jamhuuriyada somaliland iyo Fedrlalka Gobolada koonfureed ee somalia waxa ku habsaday musiibo a iyagu gacanooda ku wataan oo ay hadba shaadh cusub la baxayaaan kamay se maqnayn faro gelin Dibada ah
Gudaha wadanka waxa ka socday Shaadhadh siyaasadeed oo hadba magac cusub la qaadanayo sida War loads,maxaakim,xisbul islaam,shabaab,IWM
Xaga beesha caalamka
23 shir baa aduun yadu u qabatay iyo raod map yo kala danbeeyey Hadaba dadkii 1991 ka danbeeyey waxay garaadsadeen ama indha furteen dalka oo sidan ah oo fowdo ka taagan tahay dowlad nimo na maalin may kaban mana Qeexi Karaan waxay dowlad nimo Tahay
Dadka Qaar ka mida Dawlada waxay u Yaqaanaan marka adeerkii wasiir laga dhigo ama madaxweyne waxuu aaminayaa dowlad
Dowlad Amaankeeedii,,shaqaalaheedii,,xildhibaanadii,aqalka sare iyo mid hoose ba ciidamadii kale duwanaa Intuba doonayaan In deeq bixiyaal mushahar ka qaataan
Dowlad sidaynu naqaan waxay ka kooban tahay 3 haayadood oo kala madax banaan
1.Golaha Fulinta
2.Golaha Shacabka Parlamant
3.Golaha Garsoorka
Dastuur kala haga Nidaamka dowlad nimo Iyo Miisaaniyad lagu hawl galo
Dowlad Aaan Amaanka wadanka sugi karin
Dowlad aan dhaqaale u hayn ciidankeeda,shaqaalaheeda,
Xildhibaano aqal sare iyo mid sare ba musharkoodu ka sugaya deeq bixiyaal
Dawlad nimo iyo NGO Baa Dadkii Iska galay
Maqaaladan Oo faah faasan ayaan dhawaan Bilaab maya
Qalinkii Yaasiin Dhamac Sweden
……..Lasaco Qaybaha Danbe
Attachments area