Waxaana soo dhawayntiisa ka qeyb qaatay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kalluumaysgia Fu’aad C.salaan, Xog-hayah Laanta Xisbiga KULMIYE Ee Australi Ibraahim Xabo, Madax dhaqameed, Aqoonyahan, Dhalinyaro, Haween iyo Dadwayne kale .
Hoos Ka Daawo Muuqaalka Masuuliyiintii Soo Dhawaynta Ka Qeybqaadanayay Iyo Hadalkii Gudoomiyaha KULMIYE Ee Australi Mudane Xasan-Halac .