Nin ku hubaysan Baaskoolad oo aan haybtiisa la aqoonsan, ayaa lagu soo waramay in uu caawa Fiidkii weeraray goob ka mid ah kuwa kaadh-ka codaynta laga qaadanayo ee gobolka sool .
Wararku waxay intaas ay ku darayaan in labadii askari ee ilaalinayay goobtaasi ay geeriyoodeen, ka dib markii uu ninkaasi uu rasaas ku furay .
Ciidanka Police-ka iyo Maamulka Gobolka Sool oo is kaashanayaa ayaa ku daba jiaa qabashada Ninkaasi falkaas dilka ah ka gaystay Gobolka .
Magaalada Laascaanood iyo deegaannada hoos taga Gobolka Sool ayaa si habasami ah uga socoota kaadh-qaadashada kaadhadhka codaynta Somaliland ..