Guddoomiyaha gobolka Texas Greg Abbott ayaa sheegay in Khasaaraha guud ee Duufaanta Harvey iyo Daadka ka dhashay uu yahay $ 150 bilyan ilaa $ 180 billion, waxaanay ka badan tahay 20 jeer Maaliyadii uu ka dalbaday Madaxweyne Donald Trump Congress ka tododbaadkii la soo dhaafay oo dhamaa $ 7.85 bilyan.
“Goobta juqraafiyeed iyo dadka ay saameeyeen duufaankani iyo daadadkani waa ka weyn tahay Hurricane Katrina, kaas oo u baahan in ka badan $ 120 bilyan,” Abbott ayaa sidaa ku sheegay wareysi uu siiyey Fox News.
Warqabadka ToggaHerer