Madaxtooyada Yemen ayaa markii horeysay beenisay warar ku saabsan sheegayna in la kireeyey dekedda Caden iyo jasiiradaha Socotra iyo Mune iyo in uu khilaaf ka dhex taagan yahay Imaaraadka Carabta.
Sarkaal ka tirsan xafiiska madaxtooyada ayaa beeniyay waxyaabaha la isla dhex maraayaan warbaahintu iyo baraha bulshada ee ku saabsan jiritaanka heshiis lagu kiraynayo dekedda Caden iyo jasiiradaha Socotra iyo Mune ee UAE.
Wakaaladda wararka ee Yemen ayaa ka soo xigatay ilo aan la magacaabin iyagoo sheegay in “wadahadalada ku saabsan heshiisyada aysan lahayn wax aasaas ah .”
Waxayna intaa ku dartay sheegay in In Cida Warkan faafinaysaa ay tahay Houthi iyo Saalax iyagoo isku dayaya inay ku jeediyaan dhibaatooyinka gudahooda si ay u soo jiitaan dareenka dadka.
Warqabadka ToggaHerer