Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyaha WADDANI Oo Magacaabis Sameeeyay .

 

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) wuxu magacaabay masuuliyiintan:

1.Md. Maxamed Muxumed Allabari wuxu u magacaabay in uu ka mid noqdo xubnaha Hoggaanka Xisbiga WADDANI.
2.Md. Jamaal Xuseen Hurre wuxu u magacaabay Xoghayaha Gaashaandhigga Xisbiga WADDANI.
3.Md. Xasan Muuse Khaliif wuxu u magacaabay Xoghayaha Teknoolajiyadda iyo Sayniska ee Xisbiga WADDANI.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso