Macallin Badbaadiyay Ardayad Isku Dayday in Ay Is-disho Ilbidhqisigii ugu Dambeeyey 

Inan Yar oo dhigata  dugsi ku yaal magaalada Duyun  ee Wadanka Shiinaha oo rajo xumo ka muujisay Nolosha  Damacdayna in Is-disho ayaa Waxay Fuushay saqafka dugsigeeda oo ka Koobnaa  17-Dabaq si ay iskaga soo tuurto.

Macallinkeeda ayaa ku qanciyay in uu kaliya rabo in uu siiyo dhalo biyo ah, sidaas darteedna wuxuu awoodey in qabto oo uu ka badbaadiyo Ilbidhiqsigii ugu Dambeeyey ee Isdilkeeda .

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso