Daawo Fiidyaw : Garanuug Naftiisa u maleeyay Libaax

Baraha Bulshada ayaa Waxa lagu soo Bandhigay Fiidyaw Cajiib ah Garanuug Weeraraysa Geri , Fiidyawgan ayaan la Ogayn goorta iyo taariikhda saxda ah iyo meesha ama beerta uu sawirkani yahay, Fiidyawgan ayaa helay Daawasho Fara Badan lana wareejiyey Baraha Bulshada isaga oo soo Jiitay Daawadayaal Badan.

Garanuugta ayaa weerartay Geriga waxayna ugu tuurtay jirjirka iyo Jeegada.

Ka dib markii uu Isku taagtay cagahiisa isaga oo gariiraaya waxuu isku dayday inuu ka baxsado oo ka cararo ka dibna mar kale, ka hor intaa mar kale istaagin oo aanu u cararin dhinaca hore Garanuugtan ayaa Naftiisa u maleysey sida libaax.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso