Sarkaal ka tirsan ciidanka Suuriya ayaa sheegay in ay wali maleeshiyada mucaaradku ay ka wadaan dagaal qarsoon magaalada Dimishiq, iyagoo isticmaalayo Shabakad adag oo ah godad kuna yaala duleedka magaalada, gaar ahaan Ein Tarma iyo Jobar.
Qeybo ka mid ah Godadka ay isticmaalaan ragga hubeysan qiyaastii waa 50 kiiloomitir taas oo ay isticmaali karaan Qaarkood Guuto Dhan oo millatari ah waxaana jira meelo lagu kaydiyo rasaasta iyo Goobo nasasho labadaba.
Warqabadka ToggaHerer