Ciidamada amniga Turkiga ayaa xidhay 31 ajaanib ah magaalada Istanbul iyaga oo ka shakiyay in ay ka tirsan yihiin ururka argagixisada “Daacish”, sida uu wargeyska Turkiga ee Milliyet qoray Maanta Sabti ah.
Wargeysku ma uu faahfaahin Jinsiyadaha Dadkan la qabqabtay isaga oo sheegay in shan qof oo ka mid ah ka qayb qaateen dagaalada ka dhacaya Suuriya iyo Ciraaq iyaga oo ka barbar dagaalamayay xagjiriinta, “Daacish.”
Warqabadka ToggaHerer