Qrbo-jooga Beesha Biciide OO Taageero u Muujiyay Shirka Beeshaas ee ka Socoda Gobolka Sanaag,

Dhamaan Qurbojooga beelaha biciide ee Dunida ku kala firiqsan Gaar ahaan Qaaradda Yurub,Maraykan iyo Aasiya Waxa ay   Hambalyo halkan ugu Dirayaan shirweynaha  beesha ee ka socoda gobolka Sanaag Gaar ahaa DOOXADA DAGAAR , Shirkaas oo Magaciisu yahay (AFGARAD IYO AAYO TALIS)
Qurbo-jooga Beeshu waxa ay Hoosta ka Xariiqayaan in Qabanqaabada iyo Fikirka Shirka ay markii hore Qurbo joogo   lahaayeen Imikana ay hiil iyo hooba lagarab Taagan yahiin shirkaasi wixii ka soo baxa ee ku saabsan ayaaha  Mustaqbalka Beesha  oo halkaasi lagu go,aamin doono,
Waxa Qurbo joogu Mar kale  Hambalyo u dirayaan Dhamaan dadkii ka qaybqaatay shirka ee sameyay madasha iyo agaasinka shirka beelaha Biciida  oo ay ugu horeyaan Masuliyiinta  Beesha ,Cuqaasha ,Saladiinta,Boqorka , Ergooyinka beelaha Biciide iyo Dhamaan Qaybaha Kala Duwan ee Bulshadda .
waxa ku saxeexan
1-SICIID MAXED AADAN Goodir
2-C/QANI MUUSE BOTAN
3- Caaqil Siciid Cawl  Abdule
4- Xasan Iiman
5-ISMAACIIL DUCAALD
6-AXMED ABSHIR
7-C/QAADIR ROORAAYE
8- DHUXUL AYAANLE
9-XAYNOOSH SALEBAN BULAY
10- MUBAARIK AW AADAN
11 Mahamed Dahir Ali dhere
Wa Bilaahi Towfiiq.
Guul iyo Gobonimo
Ka timi Dhamaan Beelweynta Biciide Ee Qurbo-jooga ku Ah Qaaradaha Yurub.America iyo AASIYA.
Attachments area

Advertisement

Ku Xayeysiiso